Sacuudiga oo loo doortay martigelinta koobka kooxaha horyaallada Qaaradaha

Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa u codeeyay in Boqortooyada Sacuudi Carabiya  ay martigaliso koobka kooxaha horyaalada qaaradaha adduunka ee lagu wado in bisha December ee sannadkan 2023 qabsoomo. Codeyn ay sameeyeen golaha FIFA ayaa si aqlabiyad leh loogu codeeyay in Sacuudiga martigeliyo  koobkan oo ay ka qeybgalayaan lixda koox ee kusoo guuleesta horyaalada … Continue reading Sacuudiga oo loo doortay martigelinta koobka kooxaha horyaallada Qaaradaha